Xassan Shiikh oo bilaabay Wadatashiyo la xiriira RW cusub & shaqsiyaad la hadal hayo

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Shiikh Maxamuud oo maalmo ka hor la wareegay xilka ayaa bilaabay wadatashiyo la xiriira shaqsiga loo magacaabayo xilka raisul Wasaaraha dalka. Sida dastuurka KMG ah uu qabo Madaxweynaha ayaa heysta muddo 30 cisho ah oo uu ku soo magacaabo RW cusub oo uu dalku ku yeesho taasoo ka bilaabaneysa maalinta uu xilka … Continue reading Xassan Shiikh oo bilaabay Wadatashiyo la xiriira RW cusub & shaqsiyaad la hadal hayo